Madaxweynaha Galmudug Qoorqoor oo kulan muhiim ah la yeeshay Saraakiisha Ahlu Sunna
Madaxweynaha Galmudug Qoorqoor oo kulan muhiim ah la yeeshay Saraakiisha Ahlu...
Dhuusamareeb (Halqaran.coom) - Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa xalay Magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiishii Ciidamada Ahlu Sunna, ee Sabtidii uu wareejiyay Sheekh...




