Madaxweynaha Galmudug oo kasoo horjeestay
Dhuusamareeb: Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka maamulka Galmudug oo galabta la dhaariyay...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Galmudug ayaa Axaddii galabta lagu dhaariyay munaasabad ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug.
Guddiga Farsamada ee...




