Madaxda Wasaaradda Isgaarsiinta
Guddiga Warfaafinta Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Madaxda Wasaaradda Isgaarsiinta
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga Warfaafinta, Wacyi gelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JF Soomaaliya, ayaa Axaddii maanta kulan la yeeshay...




