Madaxda Koonfur Galbeed
Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed, Hirshabeelle & Galmudug oo soo gaaray Muqdisho +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed ayaa gelinkii dambe soo gaaray magaalada Muqdisho, kadib markii Maanta ku shireen Magaalada Baydhabo...




