Maamul cusuub Bariire iyo awdheegle
Deegaano hoos yimaada Gobolka Shabeeleda hoose oo loo Sameeyay Maamul Cusub.
Bariire (Halqaran.com) –Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa Maanta Maamul cusub waxaa uu u Magacaabay degaanka Bariire oo hoostaga degmada Awdheegle...




