maalinta caalamiga ee dimoqraadiyadda
Midowga Yurub oo abaalmarinno guddoonsiiyay hal abuurayaal Soomaaliyeed oo da’yar ah
Muqdisho (Halqaran.com) - Munaasabad ballaaran oo loogu dabbaal degayo maalinta caalamiga ee dimoqraadiyadda oo la xuso sanad walba 15-ka Sebtember ayaa ka dhacday magaalada...




