Luigi Di Maio
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Talyaaniga.
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta ku qaabilay...




