lagu qabtay magaalada Muqdisho
Kulan looga hadlayay arrimaha doorashooyinka Qaranka oo maanta lagu qabtay Muqdisho...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddi-wadajirka ku meel.gaarka ah ee soo diyaarinta xeerarka dhamaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka ayaa maanta kulan kula yeeshay xarruunta Guddoonka iyo Guddiyadda...




