Laascaanood oo weli kacsan
Wararkii ugu dambeeyay iyo Xaaladda Magaalada Laascaanood oo weli kacsan
Laascaanood (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in mar kale halkaas ay ka dhaceen banaanbaxyo rabshado...




