Kulanka Wafdiga ka socday DF Somaliya
Wafdi ka socda DF Soomaaliya oo Dhuusamareeb kula kulmay Madaxweynaha Galmudug...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda fedearalka ah ee Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa waxaa ay gaareen Magaalada Dhuusamareeb ee...




