kulan dhexmaray Midowga Musharraxiinta iyo qaar kamid ah Maamul Goboleedyada dalka
Midowga Musharraxiinta oo kulan la qaatay qaar kamid ah hoggaamiyeyaasha Maamul...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa xalay magaalada Muqdisho kulan xasaasi ah ku yeeshay xubno ka tirsan Midowga Musharaxiinta iyo qaar kamid ah madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada...




