Kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka Galmudug
Kalfadhiga 2aad ee Baarlamanka Galmudug oo furmay
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Aqalka sare ee BF Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Jimcihii maanta magaalada Dhuusamareeb uga qayb galay munaasabada furitaanka kal-fadhiga...




