Jubbaland oo xarig uga jawaabtay xarigii
WAR CUSUB: Jubbaland oo xarig uga jawaabtay xarigii maanta loo geystay...
Kismaayo (Halqaran.com) - Maamulka Jubbaland ayaa xarig uga jawaabay tallaabadii maanta lagu xiray Wasiirkii Amniga Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan), kaasoo ku xiran Garoonka...




