Jubbaland oo qaadacday Shirka ka furmay Muqdisho
DHAGEYSO: Maxay tahay Sababta ay Jubbaland u qaadacday Shirka maanta ka...
Kismaayo (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa qaadacay Shirka Madasha Iskaashiga Somaliya oo maanta ka furmay Magaalada Muqdisho, xilli Puntland ay mar sii horeysay...




