Jubbaland iyo Puntland
Muxuu yahay mowqifka Jubbaland iyo Puntland ay ka qaateen Khilaafka Doorashada?
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Khamiistii maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirrada maamulkaas oo lagaga hadlay qodobbo...




