Janeraal Cabdullaahi Xasan Bariise
Digniin ku socota ganacsatada Soomaaliyeed
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyaha hoggaanka ilaalinta canshuuraha iyo dhaqaalaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdullaahi Xasan Bariise oo Axaddii maanta shir Jaraa‘id qabtay ayaa waxa...




