Janaale
Dowladda Somaliya oo sheegtay inay howlgal qorsheysan ku dishay saraakiil Al-Shabaab
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanada Mushaani Daniga Majabta, halkaas oo la sheegay in ay ku sugnayeen...
UPDATE: AMISOM oo xaqiijisay in ciidankooda ay ‘Dad Rayid’ ah ku...
Janaale (Halqaran.com) - Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ee AMISOM ayaa qiray in dad shacab ah ay ku dhinteen iska hor-imaad dhex-maray...





