Jadwalka Doorashada 2020/2021 oo la shaaciyay
AKHRISO: Jadwalka Doorashada 2020/2021 oo la shaaciyay & goobaha lagu dooranayo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa la soo saaray Habraaca Hirgalinta Heshiiska Siyaasadeed ee Hagaya Doorashada 2020/2021 ee heer Federaal, kuwaasoo isugu jira dhismaha Guddiyada kala duwan...




