Jabhadda Korneyl Caarre oo weerar ku qaaday saldhiga magaalada Ceerigaabo
Wararkii ugu dambeeyay weerarkii Jabhadda Korneyl Caarre ku qaaday Ceerigaabo &...
Ceerigaabo (Halqaran.com) - Ciidamo Hubaysan oo ka tirsan Jabhadda uu hoggaamiyo Col. Caarre ayaa xalay weeraray saldhigga Ciidanka Booliska Somaliland ku leeyihiin magaalada Ceerigaabo.
Weerarkan...




