gurmadka abaaraha iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur
Dowlada Federaalka Soomaaliya oo daahfurtay Barnaamijka Gurmadka Degdega abaaraha.
Muqdisho(Halqaran.com) –Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan gurmadka abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta daah furay Barnaamijka Gurmadka Degdega ah...




