Gudoomiye mursal oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga
ARAG SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay kulankii dhexmaray guddoomiye Mursal iyo...
Ankara (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha shacabka Barlamaanka JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga kula kulmay dhigiisa Turkiga...




