Gudoomiyaha Shabeelada hoose
Deegaano hoos yimaada Gobolka Shabeeleda hoose oo loo Sameeyay Maamul Cusub.
Bariire (Halqaran.com) –Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa Maanta Maamul cusub waxaa uu u Magacaabay degaanka Bariire oo hoostaga degmada Awdheegle...




