Guddoomiyihii gobolka Hiiraan oo ka hor yimid xil ka qaadistii lagu sameeyay
Guddoomiyihii gobolka Hiiraan oo ka hor-yimid xil ka qaadistii lagu sameeyay
Hiiraan (Halqaran.com) - Guddoomiyihii Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Maxamed Carraale ee xilka qaadista lagu sameeyey ayaa kasoo horjeestaay xilka qaadistaas, isaga oo sheegay inay...




