Guddoomiyihii degmada Qoryooley
UPDATE: Guddoomiyihii degmada Qoryooley oo Qarax lagu dilay
Qoryooley (Halqaran.com) - Guddoomiyihii degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed Saciid Ibraahim Xasan ayaa qarax miino nooca dhulka lagu aaso...




