Guddoomiyeyaal cusub
Guddoomiyaha G/Banaadir oo Guddoomiyeyaal cusub u magacaabay Degmooyinka, Hodan, Boondheere iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xilalkii ka qaaday Guddoomiyeyaashii degmooyinka Hodan, Boondheere iyo...




