Guddoomiyaha golaha shacabka oo gaaray magaalada Jigjiga
DAAWO SAWIRRO: Sida guddoomiyaha Golaha Shacabka maanta loogu soo dhaweeyay JIGJIGA
Jigjiga (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Arbacadii maanta gaaray Magaalada Jigjiga ee...




