guddoomiyaha deegaanka Leego
Qarax lagu dilay guddoomiyihii deegaanka Leego ee G/Sh/Hoose
Wanlaweyn (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xalay xilli dambe qarax lagu dilay Guddoomiyihii deegaanka Leego ee Gobolkaas, xilli...




