Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed
Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed maanta guddoon doortay
Baydhabo (Halqaran.com) – Guddiga doorashooyinka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku doortay guddoomiye iyo ku-xigeenkiisa.
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed ayaa loo...




