guddiga doorashada
CCWarsame ”Guddiga doorashada weli waxaa ka buuxa labaatameeyo taageersan Madaxweyne Farmaajo‘‘
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir ahna Musharrax Madaxweyne, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa eedeyn u jeediyay guddiga doorashada Soomaaliya oo uu sheegay inay weli...
Baarlamaanka Hirshabeelle oo Ansixiyay Guddiga Doorashada M/weynaha iyo Ku-xigeenkiisa
Jowhar (Halqaran.com) - Xildhibaannada Baarlamaanka Dowlad Goboledka Hirshabeelle ayaa Sabtidii maanta kulan koodii caadiga ahaa ku yeeshay Xaruntooda Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeell.
Kulankaan ayaa...





