Guddiga Doorashada garabka DF Somaliya oo cadaadis saaray Musharraxiinta Galmudug
UPDATE: Guddiga Doorashada garabka DF Somaliya oo cadaadis saaray Musharraxiinta Galmudug
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug ee garabka dowladda ayaa cadaadis ku haya musharaxiinta u taagan jegada Madaxtinimada Galmudug, ee...




