Guddiga diyaarinta Xeerarka sharciga Doorashooyinka Qaranka
Gudiga diyaarinta Xeerarka sharciga Doorashoyinka Qaranka oo maanta la magacaabay +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) – Guddi wadajirka ku-meel-gaarka ah ee soo diyaarinta xeerarka dhammaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka oo maanta yeeshay kulankoodii labaad ayaa ku doortay guddoomiye,...




