Golaha Wasiirada oo ansixisay sharciyo
Golaha Wasiirrada XF Soomaaliya oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedyo kala duwan
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Khamiistii maanta yeeshay shirkooda todobaadlaha ah oo uu guddoomiyay Ku-simaha Ra’iiisul Wasaaraha...




