golaha shacabka oo maanta kulankoodu furmay
Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka oo furmay iyo 15 Xildhibaan oo ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa goordhow Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ka furmay kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasi oo Maanta siweyn...




