Golaha aqalka sare oo ansixiyay Sharci cusub
DAAWO SAWIRRO: Golaha Aqalka sare ee BF Somaliya oo maanta Ansixiyay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Aqalka Sare ayaa meel mariyay Hindise-Sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha...




