Generaal Xuud
Dagaal ka dhacay magaalada Beledweyne & Wararkii ugu dambeeyay
Beledweyne (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya, in Ciidamo taabacsan Generaal Abuukar Xuud iyo Ciidamada maamulka Hirshabelle...




