Farmaajo u tacsiyadeeyay Cali Maxamed Geeddi oo hooyadiis dhimatay
Madaxweyne Farmaajo oo tacsi u diray Raiisul Wasaarihii hore Cali Maxamed...
Nairobi (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Raiisul Wasaarihii Hore ee Xukuumaddii Kumeelgaarka ahayd Mudane Cali Maxamed Geeddi uga...




