Farmaajo oo u mahadceliyay Xildhibaannada Golaha Shacabka
Madaxweyne Farmaajo oo Golaha Shacabka kaga mahadceliyay kalsooni siinta RW Maxamed...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahadceliyey Xildhibaannada Golaha Shacabka kalsooni-siinta iyo ansixita Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...




