Farmaajo oo saxiixay Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka cusub 2020-ka
Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka cusub 2020-ka
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2020-ka, kaddib markii ay ansixiyeen Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.
Madaxwenaha...




