Farmaajo oo loo dhaariyay Xildhibaanimo
Madaxweynihii hore Farmaajo oo loo dhaariyay Xildhibaannimo
Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaannada Golaha shacabka ee BF Soomaaliya ayaa xarunta Villa Hargeysa ku yeeshay kulan, kaasi oo uu hortagey madaxweynihii hore ee DF...




