Fanaanadii weyneed Khadro Daahir Cige oo geeriyootay
Fanaannadii weyneed Khadra Daahir Cige oo Caawa ku geeriyootay Hargeysa
Hargeysa (Halqaran.com) - Allaha u naxariistee Fanaannadii weyneed Khadra Daahir Cige ayaa caawa ku geeriyootay magaalada Hargeysa, kaddib xanuun maalmahan hayay.
Maxamed Xasan Baroow Maareeye...




