faafitaanka Covid-19
Dowladda Soomaaliya oo soo saartay Amarro looga hortagayo faafitaanka Covid-19
Muqdisho (Halqaran.com) - Shir jaraa’id oo galabta ay Magaalada Muqdisho ku qabteen Wasiirada Caafimaadka, Warfaafinta iyo Amniga oo ay hareer jooggeen Taliye-yaasha Ciidanka Xoogga...




