Duulimaadyadii aadi jiray Baydhabo iyo Kismaayo oo la hakiyay
Maxay aheyd Sababtii loo hakiyay duulimaadyadii aadi jiray magaalooyinka Kismaayo &...
Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa Arbacadii maanta hakisay duulimaadyadii aadi jiray magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhabo.
Wax diyaarad ah ma jirin maanta...




