Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday gobolka Jubbada dhexe
Duqeyn khasaare geystay oo ka dhacday deegaano ka tirsan Jubbada dhexe...
Bu’aale (Halqaran.com) - Duqeyn diyaaradeed ayaa ka dhacday Gobolka Jubbada dhexe, waxaana duqeynta fuliyay dowladda Mareykanka.
Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta dowladda Federalka Somaliya...




