duleedka Buulo-burde
Ciidamo farabadan oo Millateriga Soomaaliya oo la geeyay duleedka Buulo-burde
Hiiraan (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan kuwa qebta 27aad ee Millateriga Soomaaliya oo aad u hubeysan, isla markaana wata gaadiidka dagaalka noocyadooda kala duwan...




