Dowladda Soomaaliya oo dad dib ugu celisay Kismaayo
Maxay ula jeeday dowladda Somaliya in dad laga soo musaafuriyay Kismaayo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay dib Magaalada Kismaayo ugu celisay dad uu Maamulka Jubbaland ka soo musaafuriyay magaaladaasi.
Dadkan ayaa waxaa...




