Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda Socdaalka Dunida oo heshiis kala saxiixday
DF Somaliya iyo Hay’adda socdaalka Dunida (IOM) oo heshiis kala saxiiday
Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda Socdaalka Dunida (IOM) ayaa wada saxiixday heshiis iskaashi oo ku saabsan xoojinta iyo ka wada shaqeynta...




