Dowladda oo shaacisay
DF Soomaaliya oo sheegtay goobaha uusan saameyn doonin Bandowga la saaray...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xalay ku dhawaaqdey in laga bilaabo 15 Bishan April Magaalada Muqdisho xilliyada habeenkii la gelinayo...




