Doorashada kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi
Lix ka mid ah Kuraasta Aqalka Sare ee Gobollada Waqooyi oo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Arbacadii maanta waxaa Xerada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ka dhacday doorashada lix kamid ah kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi, kuwaas...




