Diyaarad ku dhacday garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho
UPDATE: Diyaarad ku burburtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Diyaarad nuuca xamuulka qaada oo ay leedahay shirkadda Sky ward ee dalka Kenya ayaa ku burburtay dhabaha ay diyaaraduhu ku ordaan...




