Dhuusamareeb oo magacii laga baddelay
Madaxweyne Farmaajo oo magacii ka baddelay magaalada Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka qeybgalay munaasad lagu xirayay wajiga 3-aad ee Shirka Dhuusamareeb ayaa sheegay...




